Madaxweynihii ugu horeeyey dowlad ee goboleedyada Somalia oo ka hadlay qaraxii Addis-ababa

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa cambaareeyay Qaraxii lala eegtay dad dibadbax ka dhigayay Magaalada Addis Ababa halkaasoo uu tageerayaashiisa kula hadlayay Ra”iisul Wasaaraha Itoobiya Dr Abiy Axmed. Madaxweynahu wuxuu sheegay in falkaasi uu ahaa xadgudub iyo danbi weyn oo loo gaystay dad aan waxba galabsan isagoo sheegay in Cadaalada la mariyo … Continue reading Madaxweynihii ugu horeeyey dowlad ee goboleedyada Somalia oo ka hadlay qaraxii Addis-ababa